Wiil uu dhalay Wariye Jamal Khashoggi oo Mareykanka gaaray

Salaax Jamal Khashoggi oo ah wiilka ugu weyn caruurta Wariyaha lagu dhax dilay Qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbuul ayaa ka dagay dalka Mareykanka kadibĀ  markii laga qaaday xayiraad saarneyd. Wiilka Wariyaha la dilay iyo xubno kale oo qoyskiisa kamid ah ayaa gaaray dalka Mareykanka, waxa ayna xubnahan ka tageen Dalka Sacuudiga ay kunoolaayeen kadib markii … Continue reading Wiil uu dhalay Wariye Jamal Khashoggi oo Mareykanka gaaray